RW Khayre oo saddex arimood u balan-qaaday Ciidamo uu tababar u socdo (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo xerada tababarka Gen. Gordan iyo Kuliyadda Jaalla Siyaad ku booqday ciidamo ka tirsan xoogga dalka oo loo diyaarinayo howl-gallada al-shabaab looga xoreynayo degaannada ay joogaan, ayaa sheegay in dowladdu dardar gelineyso sadex arrimood oo kala ah tayeynta, qalabeynta iyo dib-u-habeynta ciidamada qalabka sida. Ciidamada, macallimiinta … Continue reading RW Khayre oo saddex arimood u balan-qaaday Ciidamo uu tababar u socdo (Sawirro)